Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dib-u-heshiisiinta KGS Mudane Maxamednur Madobe Nuunow ayaa warqad uu u qoray dhammaan Hay’adaha UN-ka, kuwa Gudaha iyo kuwa Caalamiga ah tasoo uu ku war-gelinaayo in dhammaan hay’adaha si toos ah ula shaqeeyaan Ururada Bulshada Rayidka KGS ee SOSWENSA oo uu Gudoomiyaha ka yahay Dr. Cabdulqadir Sh. Cali Baraka.
Waxaa kaloo la ogeysiisay dhammaan Golaha Wasiirada KGS iyo Gudoomiyayaasaha Gobolada iyo Degmooyinka KGS.
Leave A Comment