Waxaa Kulan wadayeeshey Mas,uuliyiin ka socoday Dalada Ururada Bulshada Rayidka ee Koonfu Galbeed Soomaaliya iyo Agaasimaha Guud ee Wazaarada Arimaha Gudaha Dowlda Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxyna kawada hadleen arima badan oo ay ugu horeenyaan sare uqaadida wada shaqeynta Dalada iyo Dowlada iyo in siguud looga wada adeego bulshada iyo in kulmada lajoogteenyo wuxuuna ku soo dhamaaday kulanka in laxoojiyo midnimada lagana fogaado wax kasta bulshada u keeni kara Dhibaato
Leave A Comment