KULAN DHEX-MARAY SOSWENSA IYO UNDP

//KULAN DHEX-MARAY SOSWENSA IYO UNDP

KULAN DHEX-MARAY SOSWENSA IYO UNDP

Magaalada Baydhabo ayaa maanta oo tariikhdu tahay 15 August 2018 kulan aad muhiin u ahaa ku dhex-maray Madaxa Hay’adda UNDP ee Somaliya Mr. George Conway wafdi uu hogaaminayay iyo Daladda Ururada Bulshada Rayidka ee KGS ee SOSWENSA, kulanka oo waqti badan qaatay ayaa looga hadlay sidii loo horumarin lahaa Daladda SOSWENSA loona siin lahaa tababaro kor loogu qaadayo aqoontooda si ay u qabtaan howlaha looga fadhiyo Ururada Bulshada Rayidka.

kulankaa ayaa wuxuu ku soo dhamaaday is-af-garay

 

 

By | 2018-08-15T17:35:16+00:00 August 15th, 2018|Activites|0 Comments

About the Author:

Leave A Comment