Dalka Keyna Magaalada Nairobi waxaan dhowaan u aadnay tababar aan ku soo baranay sida ay u wada shaqayn karaan Bulsahada iyo Boliiska Degmada kasoo loogu golahaa sidii Bulshada door muuqata uga qaadan lahaayeen Amniga.
Tababarka oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda Safer World ayaa casharada waxaa bixinaayay khabiiro si aad ah uga soo shaqeeyay Bulshada soona ahaa Boliis mudo ku siman 28 Sano sida uu noo sheegay.
Tabarka ayaa ahaa mid si aad ah aan uga faa’aadaysanay kuna baranay xeerarka caalimiga ah iyo kan dalkeena.
Leave A Comment