SHIR AAN LA QAADANAY XUBNO KA SOCDAY MIDOWGA YURUB

//SHIR AAN LA QAADANAY XUBNO KA SOCDAY MIDOWGA YURUB

SHIR AAN LA QAADANAY XUBNO KA SOCDAY MIDOWGA YURUB

Ururada Bulshada Rayidka ee Koonfur Galbeed Somaaliya SOSWENSA ayaa 23/01/2018 shir aan kula qaadanay kasoo looga hadlaayay sidii dadka ka soo noqda Xag-jirnimada loogu caawin lahaa sidii ay Magaalada u joogi lahaayeen iyo sidii shaqo abuur loogu samayn lahaa, waxaana labada dhinac ay isla af-garteen sidii arintaa looga wada shaqayn lahaaa

By | 2018-01-27T14:32:29+00:00 January 27th, 2018|Activites|0 Comments

About the Author:

Leave A Comment