SHIR AY WADA QAATEEN SOSWENSA IYO URURADA DHALINYARADA HEER GOBAL IYO DEGMO

//SHIR AY WADA QAATEEN SOSWENSA IYO URURADA DHALINYARADA HEER GOBAL IYO DEGMO

SHIR AY WADA QAATEEN SOSWENSA IYO URURADA DHALINYARADA HEER GOBAL IYO DEGMO

Waxaa shir heerkiisu sareeyay oo ay soo qaban-qaabisay Daladda SOSWENSA wada yeeshay Ururada Dhalinyarada heer Gobal iyo Degmo ee DKGS kasoo ka dhacay Hotel Horyaal ee Magaalada Baydhabo.

shirkaas waxaa looga hadlay:

  1. Sidii loo wada-shaqayn lahaa loona hor-marin lahaa Bulsha weynta ku dhaqan KGS.
  2.  Waxaa kaloo looga hadlay sidii dhalinyarada KGS garaadkooda loo kocbin lahaa iyadoo loo samayn doono tababaro xirfad ah oo ay ku shaqayeystaan.
  3. Sidii dhalinyarada looga wacyi-gelin lahaa aadida tahriibka fursado shaqo loogu abuuri lahaa.
  4. Sidii dhalinyarada ay uga qayb noqon lahaa dhisida Maamulka Degmada Baydhabo iyo Baraawe ee la filaayo in dhowaan laga dhisi doono labadaa Degmo.
  5. Iyo sidii loogu gurman lahaa Bulshada haddii ay saameyso wexyeelo nooc kastaba ha ahaatee.
By | 2018-01-31T06:21:38+00:00 January 31st, 2018|Activites|0 Comments

About the Author:

Leave A Comment