Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dowlada KGS Mudane Maxamednur Madoobe Nuunow ayaa soo saaray warqad uu ku amrayo Hay’adaha UN-ka, Caalamiga ah iyo kuwa Gudaha kuna ogaysiinayo Wasaaradaha Dowlada KGS iyo waaxaha Amaanka isagoo ku sheegay warqadiisa in si toos ah loola shaqaeeyo Daladda Ururada Bulshada Rayidka ee KGS marka la soo gaabiyo ah SOSWENSA si buu yiri loogu adeego Bulshada loogana baxo is-bar-baryaaco iyo sheegashooyinka kale.
Wuxuu si toos ah Wasiirka warqadiisa ugu sheegay in SOSWENSA laga aqoonsan yahay KGS.
Leave A Comment