Gudoomiyaha Daladda Jilayaasha aan Dowliga ahayn ee KGS Mudane Dr. Cabdulqaadir Sheekh Cali Baraka ayaa safar Shaqo ugu ambabaxay MagaaladaMuqdisho halkaas oo uga qayb-gali doono shir berito ka furmi doono Magaalada Muqdisho.

Leave A Comment