AKHRISO: Kulanka ay ka qayb-galeen Ururada Bulshada ee SOSWENSA

//AKHRISO: Kulanka ay ka qayb-galeen Ururada Bulshada ee SOSWENSA

AKHRISO: Kulanka ay ka qayb-galeen Ururada Bulshada ee SOSWENSA

Ururada Bulshada Rayidka ee KGS SOSWENSA ayaa lagu marti-qaaday kulan ay Hay’adda CRD ay ku soo bandhigaysay wax-qabadkii iyo howlihii ay ka soo qabatay dhismooyinka Maamulada Degmooyinka Xudur iyo Berdaale iyo qorshaha ay ugu jirto dhismaha Maamulka Degmada Ceel-berde.

Kulankaa ayaa waxaa ka soo qayb-galay Wasiiro uu ugu horeeyo Wasiirka Arrimaha Gudaha DGKGS iyo Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee KGS.

Kulankaa ayaa waxaa kale oo ka hadlay Gudoomiyaha Ururada Bulshada Rayidka ee SOSWENSA Dr. Cabdulqaadir Sh. Cali Baraka oo goob-joog u ahaa dhismaha Degmada Xudur.

Waxaana halkaa hadal dheer ka jeediyay Madaxa Hay’adda CRD Mudane Cabdulahi Xaaji oo ku dheeraaday wax-qabad Hay’adda iyo sida ay Bulshada ugu adeegaan dhinacyada dhismooyinka Maamulada iyo Amniga.

By | 2018-05-23T08:54:38+00:00 May 23rd, 2018|Activites|0 Comments

About the Author:

Leave A Comment