TABABAR LAGU BARANAAYAY SIDA DASTUURKA BULSHADA LOO GAARSIIN LAHAA

//TABABAR LAGU BARANAAYAY SIDA DASTUURKA BULSHADA LOO GAARSIIN LAHAA

TABABAR LAGU BARANAAYAY SIDA DASTUURKA BULSHADA LOO GAARSIIN LAHAA

Qaar ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka KGS ayaa Magaalada Baydhabo loogu furay tababarka tababarayaasha ( ToT ) oo ay ku baranayeen sidii Dastuurka qabyada ah looga dhaadhicin lahaa Bulshada si ay uga qab-qaataan barashadiisa si Afti Qaran loogu qaado sanada 2020-ka.

Waxaana ka soo qayb-galay 50 Xubnood oo isugu jiray rag iyo Dumar oo la-rabo inay Bulshada meel walba oo ay joogaan ku gaarsiiyaan Dastuurka ugana dhaadhiciyaan.

Waxaa soo qaban qaabiyey Wasaaradaha Dastuurada ee Federalka iyo tan KGS.

By | 2018-07-09T05:37:06+00:00 June 19th, 2018|Activites|0 Comments

About the Author:

Leave A Comment