Ururada Bulshada Rayidka KGS ee SOSWENSA ayaa ka qayb-galay kulan dar-dar-gelin ahaa oo looga hadlaayay ka hortaga Naqadarida Soomaaliya oo uu soo qaban-qaabiyay Xafiiska Ra’isul-wasaaraha iyo Wasaaradda Caafimaadka KGS ayaa lagu qabtay Hotel Horyaal ee Magaalada Baydhabo.
Kulanka oo ay ka soo qayb-galeen Khubaro cfimaad iyo masuuliyiin ka kala socday dhowr wasaaradood iyo qaar ka mid ah Hay’adaha sama-falka ee ka shaqaeeya Caafimaadka.
Waxaa warbixin qusaysa Nafaqa-darida ka soo jeediyay Khubaro caafimaad iyo masuuliyiin kale.