TABABAR KU SOO GABAGABOOBAY MAGAALADA MUQDISHO

//TABABAR KU SOO GABAGABOOBAY MAGAALADA MUQDISHO

TABABAR KU SOO GABAGABOOBAY MAGAALADA MUQDISHO

Waxaa tababar soconaayay laba maalin noogu soo gabagaboobay Magaalada Muqdisho kasoo lagu baranaayay sida Dadweynaha Soomaaliyeed loo bari lahaa sida saxda ah ee ay u codayn lahaayeen marka la-gaaro doorashada soo socodta ee 2020ka.

Tababarka oo uu furay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuuumada Federalka ee Soomaaliya.

Tababarka oo ay soo diyaariyay Gudiga Doorashooyinka Madaxa- Banaan ee Qaranka ( GDMQ ).

Tababarka oo socday laba maalin ayaa waxaa lagu bartay casharo aad muhiin u ahaa oo ku saabsanaa CODAYNTA iyo sida COD BIXIYAHA uu si sax ah ugu codayn lahaa Qofka uu rabo inuu matalo iyo sida saxda ah ee uu uu codayn lahaa.

By | 2018-07-29T16:37:42+00:00 July 29th, 2018|Activites|0 Comments

About the Author:

Leave A Comment