Kulan ay wadaqaateen Agaasimaha Guud ee Wazzarada Arimaha Gudaha iyo Mas,uuliyiin ka socotay Dalada SOWENSA

//Kulan ay wadaqaateen Agaasimaha Guud ee Wazzarada Arimaha Gudaha iyo Mas,uuliyiin ka socotay Dalada SOWENSA

Kulan ay wadaqaateen Agaasimaha Guud ee Wazzarada Arimaha Gudaha iyo Mas,uuliyiin ka socotay Dalada SOWENSA

Waxaa Kulan wadayeeshey Mas,uuliyiin ka socoday Dalada Ururada Bulshada Rayidka ee Koonfu Galbeed Soomaaliya iyo Agaasimaha Guud ee Wazaarada Arimaha Gudaha Dowlda Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxyna kawada hadleen arima badan oo ay ugu horeenyaan sare uqaadida wada shaqeynta Dalada iyo Dowlada iyo in siguud looga wada adeego bulshada iyo in kulmada lajoogteenyo wuxuuna ku soo dhamaaday kulanka in laxoojiyo midnimada lagana fogaado wax kasta  bulshada u keeni kara Dhibaato

By | 2019-06-06T05:36:14+00:00 June 6th, 2019|Activites|0 Comments

About the Author:

Leave A Comment